Voice of America VoA Warkii 8PM VoA Warkii 7PM VoA Warkii 4PM
BBC 18 Saac BBC 14 Saac BBC 11 Saac
Lasanod Advertising

FIKRADO/OPINION
WARARKII UGU DAMBEEYEY -- LATEST SOMALIA NEWS
Madaxweynaha Somalia Oo Sheegay In La Dhisi Doono Xukuumad Loo Dhanyahay-(Maqal)- Monday, January 26, 2015 - Lasanod Online.
Muqdisho:- Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa sheegay in xukuumadda uu soo dhisayo Ra'iisal-wasaare Sharmaarke..  Read More

Xildhibaano Soo Saaray Bayaan Ka Dhan Ah Xukuumada Cumar C/rashiid-(Nuqul)- Monday, January 26, 2015 - Lasanod Online
Muqdisho:- Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo ku midoobay kudlada; Badbaadinta Qaranka & Toosinta Talada Qaranka.. Read More

Ogeysiis: Xuska Sanad-guurada 3aad Ee Khaatumo State Oo Lagu Qabanayo Toronto- Monday, January 26, 2015 - Lasanod Online.
Ogeysiis:- Waxaa la ogeysiinayaa Jaaliyada Khaatumo iyo Soomaalida ku nool magaalada Toronto iyo agagaarkeeda,  Read More

Erdogan vows not to “give up” in face of terrorism in Somalia - Monday, January 26, 2015 - Lasanod Online.
Mogadishu:- Turkish President Recep Tayyip Erdogan vowed Sunday not to give up in the face of terrorist groups in the war-torn Somalia.“ Read More

Sanad-guuradii Maamulka Khaatumo Oo Laga Xusay Dalka Malaysia-(Sawiro)- Monday, January 26, 2015 - Lasanod Online.
Kuala lumpur:- Xaflad balladhan oo si fiican losoo agaasimay, laguna xusayey sanadguuradii 3aad ee maamulka Khataumo State.. Read More

Erdogan: The hero of Somalia Sunday, January 25, 2015 - Lasanod Online.
Opinion:- There was never any doubt that Turkey's President Recep Tayyip Erdogan would receive a hero's welcome in Somalia. Read More

Taariikh Nololeedkii Xaaji Cabdi Ducaale (Cabdi madoobe)- Video- Sunday, January 25, 2015 - Lasanod Online.
Xaaji Cabdi Ducaalle Aadan (Cabdi Madoobe), wuxuu ka mid ahaa odayaasha ugu magaca weyna geyiga Soomaaliyeed, Read More

10 Pictures of a 26 Year old Obama Connecting with his African Roots-(Photos)- Sunday, January 25, 2015 - Lasanod Online.
Washington:- In 1987 Barack Obama at the age of 26 visited his father’s homeland for the first time. He met his brothers, sisters and grandmother, Read More

Xildhibaan Xaabsade Oo Ku Geeriyooday Muqdisho- Sunday, January 25, 2015 - Lasanod Online.
MYUqdisho:- Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade oo mudo dheer ka tirsanaa Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya, Read More

Madaxweynaha Turkiga Oo Ka Degay Muqdisho, Xadhigana Ka Jaray Terminaalka Cusub-(Video)- Sunday, January 25, 2015 - Lasanod Online.
Muqdisho:- Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan iyo wefdi uu hogaaminaayo ayaa ka degay Garoonka Aadan Cade magaalada Muqdisho. Read More

Turkish aid agency opens research hospital in Somalia- Saturday, January 24, 2015 - Lasanod Online.
Mogadishu:- The Turkish Cooperation and Coordination Agency (TIKA) -- Turkey's international development body -- will officially open Sunday.. Read More

Markab Kusoo Xidhay Dekeda Berbera Oo Laga Helay Hub Kala Duwan- Saturday, January 24, 2015 - Lasanod Online.
Berbera:- Wararka ka imanaya Magaalada Berbera ayaa sheegaya in ciidamada boolisku ay gacanta ku dhigeen markab kusoo xidhay Dakedaas.. Read More

Madaxweynaha Turkiga Oo Beri Furaya Dhismaha Cusub Ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho-(Sawiro)- Saturday, January 24, 2015 - Lasanod Online.
Muqdisho:- Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyib Erdogan oo la filayo inuu maalinta berri ah booqasho ku yimaado Magaalada Muqdisho,  Read More

Dr. Cali Ciise Cabdi Oo Ka Qayb Qaatay Dood Ku Saabsan Siyaasada Turkiga Ee Somalia-(Maqal)- Saturday, January 24, 2015 - Lasanod Online.
Washington:- Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka ee Idaacada VOAda, waxuu ku saabsanaa siyaasada iyo saameynta dalka Turkiga ee Soomaaliya. Read More

Xafladii Sanad-guurada Khaatumo Ee Dalka Norway-(Video)- Friday, January 23, 2015 - Lasanod Online.
Oslo:- Waa maqal muuqaal sidi ay u dhacday xafladii sanad-guurada saddexaad ee maamulka Khaatumo State oo lagu qabtay dalka Norway.. Read More

Maxamuud Garaad Godkiisa In Xilligan Kabanka Laga Garaaco Yaa Iska Garabsanaya-(Warbixin+Video) Friday, January 23, 2015 - Lasanod Online.
Maqaal:- Waxaa wax iska caadiya in xaaladaha siyaasadeed si deg deg ah isu badelaan deegaan dhibaatadiisu aad u badan tahay,  Read More

Who is the new Saudi king, Salman bin Abdulaziz Al Saud?- Friday, January 23, 2015 - Lasanod Online.
Riyadh:- Those hoping he will bring a new era of reform to Saudi Arabia after the death of King Abdullah are likely to be disappointed..
 Read More

Iska Ilaali Khaladaadkan Wax U Dhimi Kara Salaada Ilaahay-(Video)- Friday, January 23, 2015 - Lasanod Online.
Lasanod Online:- Tukashada Salaada waajibka ah ee uu ilaahay ina faray ayaa waxaa dhacda in qaar kamid ah dadka musliminnta ahi.. Read More

Booqashadii Madaxweynaha Turkiga Ee Somalia Oo Dib Loo Dhigay- Friday, January 23, 2015 - Lasanod Online.
Muqdisho:- Warar ayaa sheegaya in booqashadii maanta lagu wadey in uu magaalada Muqdisho ku tago Madaxweynaha dalka Turkiga.. Read More

Boqorkii Sacuudiga Cabdullah Oo Geeriyooday-(Video) Thursday, January 22, 2015 - Lasanod Online.
Riyadh:- Waxaa caawa oo Jimce soo gelayo cusbitaalka Boqortooyada ee magaalada Riyaad ku geeriyooday Boqor Cabdullah bin Cabdulcasiis, Read More

 1 of 61 

 

Maqal iyo Muuqaal
Lasanod Advertising
LasAnod.com© All rights reserved., Design by Sheelco,Inc.
Contact Webmaster at: admin@lasanod.com