Caalin Oo la Dhigay Cusbitaal Ku Yaala Dubai-
Lasanod Online. Thursday, June 28, 2012


 

Dubai,(lasanod Online)- Madaxweynaha maamulka Galmudug, Maxamed Axmed caalin ayaa la dhigay cusbitaal ku yaala magaalada Dubai..

Madaxweynaha Galmudug Caalin oo ka qeybgalayay shirka burcad-badeeda oo ka socda Dubai ayaa shaley waxa ku dhacay xanuun xagga wadnaha, kaddibna waxa loola cararay Cusbitaal.

Xaalada Caalin ayaa la sheegay in markii hore ay aad u liidatay sida uu sheegay warbaahinta xogheentiisu, laakin dhakhaatiirta daweyneysa ayaan weli ka hadlin xaaladiisa caafimaad.

Madaxweyene Caalin ayaa la sheegay isagoo ka qeybgalaya shirka burcad-badeeda Soomaalida ee ka socda maalintii labaad dalka imaaraadka carabta inuu ku dhacay xanuun kusoo baadey dhinaca wadanaha.

 

Copyright © 2013 Lasanod.com

 

Maqal iyo Muuqaal










Lasanod Advertising
LasAnod.com© All rights reserved., Design by Sheelco,Inc.
Contact Webmaster at: admin@lasanod.com