|
Tacsi: waxaa halkan tacsi looga dirayaa ehelada iyo qaraabada marxuum Cabdi Caarshe Garbiye oo ku geeriyooday Laascaanood.
Marxuumka waxaa ilaahay looga baryayaa inuu naxariista jano siiyo, eheladana ka siiyo samir iyo iimaan.
Bahda lasanod Online waxaanu tacsi u diraynaa reer Cabdi Caarshe meel ay joogaanba Geeridaas ku timid aabahood..
|