|
Ogeysiis:- Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacab weynaha Reer khaatumo ee ku dhaqan dalka Kenya Caasimadiisa Nairobi..
Inay kasoo qayb galaan shir balaadhan oo kadhici doona Maalinta berito oo ah Sabti 30/62012, Hoolka Madiina mall oo ku yaala 12 street. kana soo horjeedka eastleigh mall ee xaafada islii ee soomaalida.
Shirkan waxaa soo abaabulay jaaliyadda Khaatumo ee bariga afrika, waxana ka soo qaybgalaya madaxda khaatumo ee ku sugan nairobi ayna ka mid yihiin Golaha madaxtooyada, Golaha Dhaqanka, G10 iyo Guud ahaan jaaliyadda Reer Khaatumo ee ku sugan Nairobi.
Shirkan ayaa waxa lagaga hadlayaa xaalidihii ugu danbeeyey ee dawlad goboleedka khaatumo state,
Saacada Shirka uu Furmayo waa: 4:00 Galabnimo Ee Saacada Afrikada Bari .
Kasoo qaybgal wacan..
|