|
Buuhoodle,(lasanod Online)- Gudoomiyihii maamulka Somaliland usoo magacaabeen Gobolka Cayn, Xariir Maxamud Axmed(Gadhweyne)-
Ayaa Maanta Shaaciyey in uu iska casilay xilkii uu u hayey maamulkaas oo ah mid aan ka jrin gobolka Cayn. hoos ka daawo maqal iyo muuqaal.
Daawo Video
Axmed Maxamed Nadiif
Lasanod Online.Buhoodle
|