| WARARKII UGU DAMBEEYEY -- LATEST SOMALIA NEWS |
Jaaliyadda Khaatumo Ee Seattle Oo Xustay Maalinta Qashinka 18 May- (Sawiro)- Sunday, May 19, 2013 - Lasanod Online.
Seattle,(lasanod Online)- Jaaliyadaha Khaatumo State ee ku nool daafaha aduunka ayaa si weyn u xusay maalinta nadafada iyo qashinka ee 18 May. Read More
|
|
Maalintii Qashinka 18 May Oo Laga Xusay Laascaanood-(Sawiro)- Sunday, May 19, 2013 - Lasanod Online.
Laascaanood,(lasanod Online)- Waxaa maalintii shalay oo bisha May ahayd 18, si weyn looga xusay deegaanada Khaatumo State, Read More
|
|
Dawladda Somalia Oo Ka Jawaabtay Xayiraadii Maamulka Somaliland Ee Diyaaradaha UNta-(Nuqul) Sunday, May 19, 2013 - Lasanod Online
Muqdisho,(lasanod Online)- Qoraal kasoo baxay xafiiska Wasiirka Warfaafinta Somalia, ayaa ka jawaabay go'aankii Maamulka Hargeysa ee Hawada Somalia. Read More
|
|
Wafdigii Ka Socday IGAD Oo Gaadhay Magaalada Kismaayo- Saturday, May 18, 2013 - Lasanod Online.
Kismaayo,(lasanod Online)- Magaalada Kismayo ee caasimada maamulka Jubaland, waxaa maanta gaadhay wafdi ka socda urur goboleedka IGAD.. Read More
|
|
Buhoodle Iyo Laascaanood Oo Maanta Laga Xusay Maalinta Qashinka ee 18 May-(Video)- Saturday, May 18, 2013 - Lasanod Online.
Buhoodle,(lasanod Online)- Magaalooyinka deegaanka maamulka Khaatumo State, ayaa maanta si weyn looga qaybgalay maalinta nadaafada.. Read More
|
|
From ‘high-end’ dealers to the Somali connection- Saturday, May 18, 2013 - Lasanod Online.
Toronto:- City Hall was dominated Friday by fallout from two separate media reports claiming knowledge of a video that allegedly shows.. Read More
|
|
Ogeysiis: Shir Telefoon Jaaliyadda Khaatumo State Ee Jarmalka- Saturday, May 18, 2013 - Lasanod Online
Ogeysiis: Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyadda Khaatumo State ee ku nool Dalka Jarmalka, inuu jiro shirweyne dhanka Telefoonka ah. Read More
|
|
Madaxweyne Xasan Shiikh Oo Sheegay In Midnimada Soomaaliya Tahay Muqadas- Saturday, May 18, 2013 - Lasanod Online.
Muqdisho,(lasanod Online)- Madaxweynaha Sommaliya oo ka qaybgalay xaflad lagu furay xarun lagu xanaaneeyo caruurta agoonta.. Read More
|
|
Barnaamijkii Todobaadkan Iyo Soomaaliya- (Maqal)- Friday, May 17, 2013 - Lasanod Online.
Buhoodle,(lasanod Online)- Kulanti wacan dhagaystayaaal, kuna soo dhowaada Barnaamijkii Todobaadkan Iyo Soomaaliya, Read More
|
|
Earthquake: 5.1 Quake Felt In Toronto- Friday, May 17, 2013 - Lasanod Online.
Toronto:- A 5.1 magnitude earthquake originated 21 kilometres northeast of Shawville, Que., at 9:43 a.m. Friday, Read More
|
|
Ra'iisal Wasaare Saacid Oo La Kulmay Wafdi Ka Socda IGAD- Friday, May 17, 2013 - Lasanod Online.
Muqdisho,(lasanod Online)- Ra’iisal Wasaaraha Somalia, Cabdi faarax Shirdoon Saacid iyo Xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada.. Read More
|
|
"United States doesn’t recognize Somaliland as a sovereign state" - Ambassador Swan- (Video)- Friday, May 17, 2013 - Lasanod Online
Nairobi:- In a recent interview with Hiiraan Online, The United States Ambassador to Somalia, James Swan.. Read More
|
|
Madaxweynaha Khaatumo State Oo Magacaabay Taliye iyo Abaanduulayaal Ciidan-(Nuqul)- Friday, May 17, 2013 - Lasanod Online.
Taaleex,(lasanod Online)- Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha maamulka Khaatumo State, ayaa lagu magacaabay taliyayaasha ciidamada.. Read More
|
|
Lewiston’s Zam Zam Mohamud becomes first Somali immigrant on school board- Friday, May 17, 2013 - Lasanod Online.
LEWISTON, Maine — Zam Zam Mohamud, described as popular and well-regarded in the community by a Bates College professor, Read More
|
|
Tacsi: Marxuum Cabdillaahi .X. Sugulle OO Ku Geeriyooday London- Thursday, May 16, 2013 - Lasanod Online.
Tacsi: Inaalillaahi Wa inaa ilaahu Raajicuun,Waxaanu halkan tacsi uga diraynaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii, Read More
|
|
Minn. Women To Be Sentenced In Somali Terror Case- Thursday, May 16, 2013 - Lasanod Online.
MINNEAPOLIS (AP) — Two Minnesota women convicted of conspiring to send money to the terrorist group al-Shabab in Somalia, Read More
|
|
Maamulka Khaatumo Oo Soo Dhoweeyey Doorashada Madaxweynaha Jubaland-(Maqal)- Thursday, May 16, 2013 - Lasanod Online.
Taleex,(lasanod Online)- Mudane Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhosheel), oo ka mid ah golaha madaxtooyada ee maamulka Khaatumo State.. Read More
|
|
Two claim to be Jubaland's 'president'- Thursday, May 16, 2013 - Lasanod Online.
MOGADISHU (AFP) — A warlord in southern Somalia's Jubaland has declared himself "president" of the region, Read More
|
|
Dawlada Koonfurta Kuuriya Oo Safiir Usoo Magacawday Soomaaliya- Thursday, May 16, 2013 - Lasanod Online.
War-saxaafadeed:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa maanta Villa Soomaaliya.. Read More
|
|
Dawladda Somalia Oo Ka Hortimid Madaxweynaha Loo Doortay Jubaland- Wednesday, May 15, 2013 - Lasanod Online.
Muqdisho,(lasanod Online)- Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Soomaaliya, Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay doorashada maanta.. Read More
|
|