Voice of America VoA Warkii 8PM VoA Warkii 7PM VoA Warkii 4PM
BBC 18 Saac BBC 14 Saac BBC 11 Saac
Lasanod Advertising

FIKRADO/OPINION
WARARKII UGU DAMBEEYEY -- LATEST SOMALIA NEWS
Madaxweyne Faroole Oo Xilkii La Wareegay (Dhegayso)- Sunday, January 11, 2009 - Lasanod Online.
GAROOWE(Lasanod Online)- Waxaa saaka Hoolka Baarlamaanka ee magaalada Garowe ka dhacday munasabad uu xilka kula wareegayey Madaxweynaha cusub ee Maamul Goboleedka Puntland. Read More

Siyaasiyiin iyo waxgaradka Reer Buhoodle Oo Canbaareeyey Xadhiga C/rashiid Ducaale Qambi- Sunday, January 11, 2009 - Lasanod Online.
Hargeysa (Lasanod Online) – Ciidamada Booliska ee maamulka labaxay Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Wasiir ku xigeenkii hore ee Wasaarada hawlaha guud Cabdirashid Ducaale Qambi..  Read More

Ahlu Sunna Waljaameca Oo La Wareegay Degmada Cabudwaaq- Sunday, January 11, 2009 - Lasanode Online.
GALKACYO(Lasanod Online)- Xoogaga taabacsan dariiqada Ahlusunna Waljaameca ayaa la wareegay gacan ku haynta degmada Cabudwaaq ee gobolka Galguduud.
 Read More

Kooxaha Islaamiga Oo Sii Daayey Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Somalia- Sunday, January 11, 2009 - Lasanod Online.
BAYDHABO(Lasanod Online)- Xildhibaankan oo lagu magacaabo Axmed Cabdi Xuseen oo maalintii sabtida ahayd ee todobaadkii la soo dhaafay laga qabtay xili uu marayay degmada Buur Xakaba oo ka tirsan gobolka Bay. Read More

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Faroole Oo Furay Bog Mareeg Ay Dadweynuhu Ra'yigooda Ku Dhiibtaan Sunday, January 11, 2009 - Lasanod Online.
Garoowe(lasanod Online)- Cabdirahmaan Faroole oo xilka Madaxweyneha la wareegi doona maalinta Axadda ah ee bisha Janaayo ay tahay 11-ka.. Read More

Court revives lawsuit against former Somali PM- Saturday, January 10, 2009 - Lasanod Online.
ALEXANDRIA,Va(AP)- A federal appeals court has reinstated a human rights lawsuit against a former Prime Minister of Somalia who is accused of overseeing killings and other atrocities. Read More

Canada Oo Dhalinyaradii Soomaalida ee Gaangiska Ahaa Xabsiyada U Taxaabtay- Saturday, January 10, 2009 - Lasanod Online.
TORONTO(Lasanod Online)- Magaalooyinka waaweyn ee Kanada ayaa waxaa ku nool Qoysas Soomaali ah oo aad u tiro badan.. Read More

Waraysi Musharixii hore Dr.Saleebaan Ciise Axmed (Xaglotoosiye)- Saturday, January 10, 2009 - Lasanod Online.
GAROOWE(Lasanod Online)- Musharax Dr. Saleebaan Ciise oo ahaa musharax aad u soo jiitay shacabka Puntland khaasatan dhalinyarada iyo aqoonyahanka. Read More

Budhacad Badeedii Haysatay Markabka Sucuudiga Oo Baddu Liqday- Saturday, January 10, 2009 - Lasanod Online.
BOOSAASO(Lasanod Online)- Ugu yaraan 5-afduube oo ka tirsan burcadbadeedii haysatay markabkii shidaalka waday ee laga lahaa Sucuudiga ayaa ku dhintay badda. Read More

Alshabaab Iyo Maxkamadaha Oo Ku Dagaalamay Degmada Balcad- Saturday, January 10, 2009 - Lasanod Online.
MUQDISHU(Lasanod Online)- War deg deg ah oo naga soo gaadhay Balcad ayaa sheegaya in Dagaal qaraar uu ka bilowday Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe. Read More

Banaanbax Looga Soo Horjeedo Duqaynta Ay Yuhuuduka Wado Gaza Oo Ka Dhacay Nairobi- Friday, January 09, 2009 - lasanod.com
Nairobi:(Lasanod.com)-Kumanaan Muslimiin Soomaali iyo Kenyan ah ayaa maanta banaanbax ay uga soo horjeedaan duqaynta ay Isra’iil ka wado marinka Gaza ee falastiin ayaa ka dhacay gudaha magaalada Nairobi ee wadanka kenya. Read More

Itoobiya Oo Soo Celisay Siyaasadii Taageerada Dagaal Oogayaasha- Friday, January 09, 2009 - Lasanod Online.
Addis Ababa(Lasanod Online)- Khabiir Soomaaliyeed oo laagu magacaabo Cali Cabdillaahi ayaa tilmaamay in dawlada Itoobiya ay u muuqato inay dib u soo celisay siyaasadii saaxiibada dagaal Oogyaasha Somalia. Read More

Markabkii Budhacad Badeedu Haysatay Ee Sucuudiga Oo Lasii Daayey- Friday, January 09, 2009 - Lasanod Online.
Bosaaso(Lasanod Online)- Waxaa maanta oo Jimce ah lasii daayey Markabkii Batroolka siday ee laga lahaa dalka Sucuudiga oo lagu magacaabo Siruis Star.. Read More

Daawo Sawiradii Xaflada Doorashada Madaxda Puntland Oo Dhamaystiran- Friday, January 09, 2009 - lasanod.com
Garowe:(Lasanod.com)-Xaflada doorashadii madaxwaynaha iyo madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland ayaa ahayd mid ay ka dhalatay shucuur isbedel oo saamaysay gebi ahaanba shacabka reer Puntland,iyagoo in badan ku naaloonayay inay mar uun arkaan isbedel ku yimaada Puntland. Read More

Laascaanood Oo Looga Dabaaldegay Doorashada Puntland Iyo Dad Lagu Xidhay- Thursday, January 08, 2009 - Lasanod Online.
Laascaanood(Lasanod Online)- Waxaa magaaladda Laascaanood ee xarunta G/sool ka bilaabay Banaanbaxyo waa weyn oo lagu taageerayo Madaxweynaha cusub ee Puntland Cabdiraxman Sh Maxamed Faroole.. Read More

Sawirada iyo Warbixin: Doorashadii Madaxwaynaha iyo M/kuxigeenka-(Dhegayso Khudbadihii)- Thursday, January 08, 2009 - Lasanod Online.
Garowe:(Lasanod Online)-Munaasibadii balaadhanayd ee lagu dooranayay labada hogaan ee ugu sareeya maamul goboleedka Puntland ayaa ahayd mid dareenkii laga qabay aad uga feejgnayd taasoo ahayd mid amaan iyo kala danbayni ay hadhaysay, Read More

Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole iyo ku xigeenka C/samad oo xilka loo dhaariyey- Thursday, January 08, 2009 - lasanod.com
Garowe:(Lasanod.com)-Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole iyo Madaxweyne ku xigeenka C/Samad C. Shire ayaa waxa si toos ah loogu dhaariyay.. Read More

Gen:Cabdisamed Cali shire Oo Ku Guulaystay M/kuxigeenka Puntland Thursday, January 08, 2009 - lasanod.com
Garowe:(Lasanod.com)-Tirintii codadka wareegsa saddexaad ee tartanka madaxwayne kuxigeenka Puntland ayaa soo gabagabowday, Read More

Tirinta cododka wareega 2aad Oo Dhamaaday iyo Laba Musharax Oo Isku Soo Hadhay- Thursday, January 08, 2009 - lasanod.com
Garowe:LWaxaa Lasoo gabagabeeyay tirinta codadkii ay dhiibteen xubnaha wakiiladu iyadoo ay u dhacdat sidatan:- Read More

Tirinta Codadkii Wareegii Koowaad Ee M/kuxigeenka Oo Dhamaaday- Thursday, January 08, 2009 - lasanod.com
Garowe:(Lasanod.com)-Wareegii koowaad ee codbixinta madaxwayne ku xigeenka Puntland ayaa dhamaaday iyadoo ay wareegan musharixiintu u kala heleen sidatan:- Read More

 446 of 518 

 

Maqal iyo Muuqaal










Lasanod Advertising
LasAnod.com© All rights reserved., Design by Sheelco,Inc.
Contact Webmaster at: admin@lasanod.com