Voice of America VoA Warkii 8PM VoA Warkii 7PM VoA Warkii 4PM
BBC 18 Saac BBC 14 Saac BBC 11 Saac
Lasanod Advertising

BOGA TACSIYADAHA - LASANOD.COM
Tacsi: maxuum Axmed Cali Geelle(Dacar)-
Tacsi;- Wacaa halkan tacsi looga dirayaa Marxuum Axmed Cali(Dacar). waxaa ilaahay looga baryayaa Inuu Janatul fardowsa geeyo..

Read>>
Tacsi Ku Socota Reer Ducaale Aftaag-
Waxaa halkan tacsi loogu dorayaa dhamaan reer Ducaale Aftaag oo hooyadood dhowaan ku geeriyootay Magaalada Laascaanood-
Read>>
Tacsi: Marxuumada Haji Amina Ali Qodax
Tacsi:- INNA LILLAAHI WAA INNA ILAAHU RAAJICUUN:Waxaanu Ebbe ugu baryeynaa in uu janatul fardowsa ka waraabiyo Marxuumada Haji Amina Ali Qodax oo ku geeriyootay..
Read>>
Tacsi: Abdirisaq Mire Warsame Garbiye
TACSI:- halkan waxaan tacsi uga diraynaa ilaahay ha u naxariistee Abdirisaq Mire Warsame Garbiye..oo ku geeriyooday Nairobi taariikhdu markay Ahayd 6/20/2011..

Read>>
Tacsi Ku Socota: Cismaan Jaamac Gafaadhi- Geeridii Marwadiisa: Xaawo Shiikh-
Tacsi: Annagoo ah odayaasha hoos ku qoran, waxaan tacsi tiiraanyo xambaarsan udirayna oday Cismaan Jaamac Gaafaadhi,kuna saabsan geeridii ku timid xaaskiisii Mrxuumad Xawo Sheekh..
Read>>
Tacsi: Faadumo Cali Aw Yuusuf
LASANOD ONLINE,(Tacsi)- INNAA LILLAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Waxaan halkan tacsi uga dirayayaa carruurtii ay ka tagtay Marxuumad FAADUMO CALI AW YUUSUF oo ku geeryootay Magaalada LasAnod..
Read>>
Tacsi: Aadan Faarax Kadaar Oo Ku Geeriyooday Awrboogays
LASANOD ONLINE:- Anagoo ah dadka hoos ku xusan waxaanu tacsi u diraynaa qoyskii iyo qaraabadii marxuum Aadan Faarax kadaar..
Read>>
Tacsi: Barni Axmed Muuse
TACSI:- INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN..Waxaannu Tacsi u diraynaa Guud ahaan Qoyska Reer Ileeye khaasatan Ilma Salaad Warsame oo ay Hooyadood Barni Axmed Muuse dhowaan ku geeriyootey Magaalada Cadan ee Dalka Yaman,

Read>>
Tacsi: Xaaji Maxamed Warsame Xasan(Bidhaan)-
Tacsi:- Waxaan tacsi u diraynaa dhamaan Eheladii iyo Qaraabadii uu ka dhintay geeryooday Marxuun Xaaji Mohamed Warsame Xassan "Bidhaan".
Read>>
Tacsi: Marxuum Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe).
LASANOD ONLINE:- Waxaan tacsi u diraynaa dhamaan Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe) oo dhawaan ku geeriyooday Magaalada Paris ee wadanka France..
Read>>
Tacsi: Marxuum Maxamud Saalax Nuur (Fagadhe)-
LASANOD ONLINE:- Waxaan tacsi u dirayaa dhamaan Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe) oo shalay ku geeriyooday Magaalada Paris ee wadanka France.
Read>>
Tacsi: Aadan Cartan Muuse-
LASANOD ONLINE:- Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajucuun:Anigoo ku hadlaya magaca qoyska reer Jaamac Ciise
kalana ah:




Read>>
TACSI:Haji Maxamed Geedeeye
LASANOD ONLINE: Ina lilaahi waa inaa Ilaahu Raajicuun!
waxaan halkan tacsi ugu soo gudbinaynaa dhamaan qoyska reer geedeye iyo ehelka oo dhann anagoo ilahy uga baryeynaa in uu janaddi ka waraabiyo marxuum, haji mohamed geedeeyey oo ku geeriyooday Harge
Read>>
TACSI: Ahmed Haji Mohamoud(Seefle)-
LASANOD ONLINE:- Aniga, Xaaskayga & caruurtayda waxaaanu tacsi u dirayna, Eheladii, Qaraabadii & Asxaabtii
uu ka geeriyooday, Alle ha u naxariiste, Ahmed Haji Mohamoud {Seefle} oo ku geriyooday magaalada Minnessota, gobolka Minneapolis ee wadanka Marayka
Read>>
Tacsi: Hooyo Khadiija Aw Daahir Afqarshe iyo Hooyo Sargo'an Haji Abokor Joofey
LASANOD ONLINE:- Waxaa tacsi tiiraanyo leh loo dirayaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen marxuum Hooyo Khadiija Aw Daahir Afqarshe iyo Hooyo Sargo'an Haaji Abokor Joofeey..
Read>>
Marxuum Cabdiraxman Maxamed Hurre
Toronto,(Lasanod Online): Waxaa Allah ha naxariistee shalay ku geeriyooday cisbitaal ku yaala magaalada Toronto, Marxuum Cabdiraxman MAxamed Hurre..
Read>>
TACSI: Marxuum Xasan Caabi Xiir
LASANOD ONLINE:- Anigoo ka wakiil ah dhamaan Reer Maxamed Deri meel ay joogaanaba, Waxaanu tacsi u direynaa Qoyskii iyo Qaraabadi iyo Asxaabti u ka geeriyooday Alla ha u naxariistee Marxuum Xasan Caabi Xiir oo maanta ku geeriyooday Magaalada Busia ee dalk
Read>>
Tacsi: Marxuum Maxamed Xasan Saciid (Dhuko)-
Lasanod.com:- INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. TACSI TIIRAANYO LEH OO AANU U DIRAYNO MARXUUM MAXAMED XASSAN SICIID(DHUKO)


Read>>
Tacsi: Marxuum Cabdiraxman Shiikh Axmed (Quburi)
Lasanod.com:- Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun..Jaaliyadda dhulbahante ee galbeedka Australia waxay tacsi udiraysaa mar-xuun Cabdiraxman Ahmed Ismaaciil-Quburi-qaadi oo ku geeriyooday magaalada Laas-caanood.


Read>>
Tacsi: Shahiid Cabdi Cabdillahi Xasan(Xidhe)-
Jaalliyadda Pacific (Australia iyo New Zealand) waxay tacsi u dirayaan
qoyskii,ehelkii,qaraabadii,ciidanka SSCA iyo guud ahaan gun-nimo-diidka
SSC.
Read>>
 1 of 2 

 

Maqal iyo Muuqaal










Lasanod Advertising
LasAnod.com© All rights reserved., Design by Sheelco,Inc.
Contact Webmaster at: admin@lasanod.com