Tacsi: Marxuumada Haji Amina Ali Qodax


 

Tacsi:- INNA LILLAAHI WAA INNA ILAAHU RAAJICUUN:Waxaanu Ebbe ugu baryeynaa in uu janatul fardowsa ka waraabiyo Marxuumada Haji Amina Ali Qodax oo ku geeriyootay..

 maalintii jimcaha eebishu aheyd 5/8/11 magaaladda minneosota ee Dalaka mareykanka.

waxaan halkan tacsi ugu soo gudbinaynaa dhamaan eheladdii iyo qaraabaddii marxuumadda oo  taariikh dheer ku lahayd gacanqabashada bulshada Danyarta ah  iyo tolkaba  iyada iyo marxuumkeedii Allah ha u naxariistee Jamac dhoof. Waxaan si gaar ah tacsida ugu direynaa dhamaan qoyska reer Ali Qodax oo ku kal nool dalka gudihiisa iyo dibadiisa.

Dadka tacsida diraaya oo kala ah:

1. Mr. Ismail Dirie Gamadid iyo qoyskiisa
2. Ali Mohamud Gamadid iyo Xaaskiisa
3. Balbaal Dirie Gamadid iyo xaaskiisa
4. Aden Ahmed muse iyo xaskisa
5. Eddo sahra jama Ali
6. Amina likke
7. Anwar Abdillahi hangool iyo xaskiisa
8. Khader ibrahim dheeldheel iyo xaaskisa
9. Mohamed Ali hassan iyo xaaskiisa
10.. Mohamoud Ali Hassan iyo  Xaaskiisa
11. Ali shah Dirie iyo xaaskisa
12. Mohamed dirie iyo Xaaskiisa
13. Abdi deyr Aden ali iyo xaaskisa
14. ahmed ibrahim dhuxul iyo xaaskiisa
15. Haji omar diirie iyo xaaskiisa
16. Mohamud haji Hiirad iyo xaaskisa
17. abdi ismail boss iyo xaaskiisa
18. Mohamamud jama malow iyo xaskisa
19. Khadija Haji ahmed
20. mohamed Ibrahim abdi (Yowle) iyo xaskisa


Waxaa nasoo gaadhsiiyey: Ismail Dirie Gamadid
New Zealand

 

Maqal iyo Muuqaal










Lasanod Advertising
LasAnod.com© All rights reserved., Design by Sheelco,Inc.
Contact Webmaster at: admin@lasanod.com