Hambalyo Aroos:- SIYAAD MAXAMOUD GUHAD iyo Marwo XAMDI MAHAD CAMBAASHE-


 

Waxaa halkan hambalyo loogu dirayaa Mudane SIYAAD MAXAMOUD GUHAD iyo Marwo XAMDI MAHAD CAMBAASHE oo 28/5/2013.

 arooskoodu ka dhacay Magaalada LAASCANOOD ee Gobolka Sool,

Waxaan leenahay ( Guurkiinu guur wacan,Gurigiinu guri negi, kuwii isku waara oo ubad khayr qaba kala hela eebbe ha idinka dhigo), Aaaaaaaaamiin...Aaaaaaaaamiiiin

waxaa hambalyadan diraya dhamman dadka hoos ku qoran:

Aabbo Maxamuud Guhaad Xassan-Cadde.

Hooyo Amina Cawed Gaboose .

Hooyo Fadumo Maxamed Jaamac (Casoowe).

Hooyo Fadumo Xassan Nuur.

Hooyo Foosiya Yuusuf Cawaale.

Adeer Ibrahim Maxamuud Baruud(Hurre) iyo reerkiisa

Guleed Maxamuud Guhaad iyo reerkiisa.

Axmed Maxamuud Guhaad iyo reerkiisa.

cawo  .Maxamuud Guhaad iyo reerkeeda.

Cosob maxamuud guhaad iyo reerkeeda.

Nimco maxamuud Guhaad.

Najax Maxamuud Guhaad.

Keyse Cabdi Guhaad iyo reerkiisa.

 

Dhammaan reer Guhaad xassan Cadde iyo reer Axmed dawdar Guuleed oo kala Jooga daafaha dunida.

Iyo sidoo kale Bahda warbaahinta Lasanod Online.

 

Maqal iyo Muuqaal










Lasanod Advertising
LasAnod.com© All rights reserved., Design by Sheelco,Inc.
Contact Webmaster at: admin@lasanod.com