Nugal Valley Development
< Riix
Nugal Valley Development oo marka la soo gaabiyo loo yaqaan “NUGVAD” waa urur samafal ah oo la aasaasay bishii May 2009. Aasaasidda ururkan waxaa sabab u ahaa dhalinyaro ka soo jeeda deegaanka SSC, siiba beesha Jaamac Siyaad oo iyagu ku guubaabiyey ninka hadda urrurka hogaamiya oo la yiraahdo Xasan Jaamac warsame (Nageeye) oo isagu doonayey bilowgii in keligii uu beeshiisa u qabto waxa uu u qaban karo..
Macluumaad dheeraad ah fadlan riix: Halkan
|